Nuxurka Guud. Saamaynta Faafida Covid-19 ee qaxootiga iyo ilaalintooda ee wadamada Kenya, Uganda, Ghana, Nigeria, Koonfur Africa iyo Zimbabwe

Please use this identifier to cite or link to this item:
https://doi.org/10.48693/100
Open Access logo originally created by the Public Library of Science (PLoS)
Title: Nuxurka Guud. Saamaynta Faafida Covid-19 ee qaxootiga iyo ilaalintooda ee wadamada Kenya, Uganda, Ghana, Nigeria, Koonfur Africa iyo Zimbabwe
Authors: Segadlo, Nadine
Krause, Ulrike
Zanker, Franzisca
Edler, Hannah
Abstract: Faafida Caabuqa-19 ee hadda jirta waxay saamaysay dhammaan dadka dunida oo dhan laakiin kuwa ku sugan goobaha nugul, oo ay ku jiraan qaxootiga iyo dadka barakacayaasha, ayaa laga yaabaa inay la wajahaan khataro waaweyn. Daraasad dhawaan la sameeyay, waxaan sahminay sida halista Caabuqa-19 uu u saameyay qaxootiga iyo ilaalinta qaxootiga lix waddan oo ku yaal Galbeedka Afrika, Bariga Afrika iyo Koonfurta Afrika, kuwaas oo kala ah Ghana, Kenya, Nigeria, koonfur Africa, Uganda, iyo Zimbabwe, intii lagu jiray sanadkii ugu horeeyay ee safmarka iyo ilaa iyo Febraayo 2021. Anagoo isticmaaleyno xoguruurinta aanan la matalin, waxaan raadineynay inaan helno afkaar ku aadan aragtida dadka asal ahaan kasoo jeeda qaxootiga, aqoonyahanada, saraakiisha dowladda iyo howl wadeenada gargaarka ee la shaqeeya iyo qaxootiga. Isu geyn 90 jawaab celiyayaal ah ayaa buuxiyey xog-ururinta.
Citations: Segadlo, Nadine; Krause, Ulrike; Zanker, Franzisca; Edler, Hannah (2021), 'Nuxurka Guud. Saamaynta Faafida Covid-19 ee qaxootiga iyo ilaalintooda ee wadamada Kenya, Uganda, Ghana, Nigeria, Koonfur Africa iyo Zimbabwe', online.
URL: https://doi.org/10.48693/100
https://osnadocs.ub.uni-osnabrueck.de/handle/ds-202204216686
Subject Keywords: Covid-19; Pandemic; Refugees
Issue Date: 10-Dec-2021
License name: Attribution 3.0 Germany
License url: http://creativecommons.org/licenses/by/3.0/de/
Type of publication: Verschiedenartige Texte [report]
Appears in Collections:FB01 - Hochschulschriften

Files in This Item:
File Description SizeFormat 
Zusammenfassung Somali.pdf120,45 kBAdobe PDF
Zusammenfassung Somali.pdf
Thumbnail
View/Open


This item is licensed under a Creative Commons License Creative Commons