Nuxurka Guud. Saamaynta Faafida Covid-19 ee qaxootiga iyo ilaalintooda ee wadamada Kenya, Uganda, Ghana, Nigeria, Koonfur Africa iyo Zimbabwe

Bitte benutzen Sie diese Kennung, um auf die Ressource zu verweisen:
https://doi.org/10.48693/100
Open Access logo originally created by the Public Library of Science (PLoS)
Titel: Nuxurka Guud. Saamaynta Faafida Covid-19 ee qaxootiga iyo ilaalintooda ee wadamada Kenya, Uganda, Ghana, Nigeria, Koonfur Africa iyo Zimbabwe
Autor(en): Segadlo, Nadine
Krause, Ulrike
Zanker, Franzisca
Edler, Hannah
Zusammenfassung: Faafida Caabuqa-19 ee hadda jirta waxay saamaysay dhammaan dadka dunida oo dhan laakiin kuwa ku sugan goobaha nugul, oo ay ku jiraan qaxootiga iyo dadka barakacayaasha, ayaa laga yaabaa inay la wajahaan khataro waaweyn. Daraasad dhawaan la sameeyay, waxaan sahminay sida halista Caabuqa-19 uu u saameyay qaxootiga iyo ilaalinta qaxootiga lix waddan oo ku yaal Galbeedka Afrika, Bariga Afrika iyo Koonfurta Afrika, kuwaas oo kala ah Ghana, Kenya, Nigeria, koonfur Africa, Uganda, iyo Zimbabwe, intii lagu jiray sanadkii ugu horeeyay ee safmarka iyo ilaa iyo Febraayo 2021. Anagoo isticmaaleyno xoguruurinta aanan la matalin, waxaan raadineynay inaan helno afkaar ku aadan aragtida dadka asal ahaan kasoo jeeda qaxootiga, aqoonyahanada, saraakiisha dowladda iyo howl wadeenada gargaarka ee la shaqeeya iyo qaxootiga. Isu geyn 90 jawaab celiyayaal ah ayaa buuxiyey xog-ururinta.
Bibliografische Angaben: Segadlo, Nadine; Krause, Ulrike; Zanker, Franzisca; Edler, Hannah (2021), 'Nuxurka Guud. Saamaynta Faafida Covid-19 ee qaxootiga iyo ilaalintooda ee wadamada Kenya, Uganda, Ghana, Nigeria, Koonfur Africa iyo Zimbabwe', online.
URL: https://doi.org/10.48693/100
https://osnadocs.ub.uni-osnabrueck.de/handle/ds-202204216686
Schlagworte: Covid-19; Pandemic; Refugees
Erscheinungsdatum: 10-Dez-2021
Lizenzbezeichnung: Attribution 3.0 Germany
URL der Lizenz: http://creativecommons.org/licenses/by/3.0/de/
Publikationstyp: Verschiedenartige Texte [report]
Enthalten in den Sammlungen:FB01 - Hochschulschriften

Dateien zu dieser Ressource:
Datei Beschreibung GrößeFormat 
Zusammenfassung Somali.pdf120,45 kBAdobe PDF
Zusammenfassung Somali.pdf
Miniaturbild
Öffnen/Anzeigen


Diese Ressource wurde unter folgender Copyright-Bestimmung veröffentlicht: Lizenz von Creative Commons Creative Commons